Monotheism · al-Ikhlas · سورة الإخلاص · 4 ayahs

القرآن الكريمMahmud Muhammad Abduh

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ

Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).

اللَّهُ الصَّمَدُ

Waana Sayid (deeqtoon).

لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ

Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.

وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ

Wax la mid ahna ma jiro.