Yunus 10:100

Compare 2 Somali translations

وَمَا كَانَ لِنَفْسٍ أَنْ تُؤْمِنَ إِلَّا بِإِذْنِ اللَّهِ ۚ وَيَجْعَلُ الرِّجْسَ عَلَى الَّذِينَ لَا يَعْقِلُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Nafna ma rumeyso Idanka Alle la'aantii, Wuxuuna Alle yeelaa qurunka kuwaa dushooda aan (Xaqa) garowsan.

Abdullah Hasan Yaqoub

nafuna ma rumeyso idanka Eebe ka dib mooyee, wuxuuna Eebe yeelaa xumaanta kuwaan wax kasayn korkooda.

Mahmud Muhammad Abduh