Yunus 10:19

Compare 2 Somali translations

وَمَا كَانَ النَّاسُ إِلَّا أُمَّةً وَاحِدَةً فَاخْتَلَفُوا ۚ وَلَوْلَا كَلِمَةٌ سَبَقَتْ مِنْ رَبِّكَ لَقُضِيَ بَيْنَهُمْ فِيمَا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Dadku wuxuu ahaa ummad keliya (heysta diin keliya 'Islaamka', markaasay iskhilaafeen (waa' dambe), haddaysanna jirteen Kelmed horay uga dhacday Rabbigaa waa lagu kala xukumi lahaa dhexdooda waxay isku khilaafsan yihiin.

Abdullah Hasan Yaqoub

Dadka wuxuu ahaa Ummad Kaliya Markaasay Iskhilaafeen, haddayan Jirin Kalimad Eebahaa u horraysay waa la kala Xukmin lahaa Dexdooda waxay isku diidanyihiin.

Mahmud Muhammad Abduh