Yunus 10:89

Compare 2 Somali translations

قَالَ قَدْ أُجِيبَتْ دَعْوَتُكُمَا فَاسْتَقِيمَا وَلَا تَتَّبِعَانِّ سَبِيلَ الَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

(Alle) wuxuu yidhi: Baryadiinna waa la idinka aqbalay. Ee idinku haya jidka toosan (ee Islaamka) hana raacina jidka kuwa aan wax ogeyn.

Abdullah Hasan Yaqoub

Eebe wuxuu yidhi waa la ajiibay Baryadiinna ee toosnaada hana raacina Jidka kuwaan wax ogayn.

Mahmud Muhammad Abduh