Hud 11:65

Compare 2 Somali translations

فَعَقَرُوهَا فَقَالَ تَمَتَّعُوا فِي دَارِكُمْ ثَلَاثَةَ أَيَّامٍ ۖ ذَٰلِكَ وَعْدٌ غَيْرُ مَكْذُوبٍ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Wayse boqna gooyeen hashii 'oo gowraceen', markaasuu wuxuu yidhi: Ku raaxeysta degaankiinna saddex maalmood Kaasi waa wacad run ah aan la beeninayn.

Abdullah Hasan Yaqoub

wayse dileen Hashii, wuxuuna ku yidhi ku raaxaysta guryihiina Saddex maalmood kaasina waa yabooh aan la beeninayn.

Mahmud Muhammad Abduh