Hud 11:71

Compare 2 Somali translations

وَامْرَأَتُهُ قَائِمَةٌ فَضَحِكَتْ فَبَشَّرْنَاهَا بِإِسْحَاقَ وَمِنْ وَرَاءِ إِسْحَاقَ يَعْقُوبَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

71.Marwadiisuna (Saarah) waxay taagnayd (halkaa), markaasay qososhay, waxaana ugu bushaareynay Isxaaq, gadaashina (wiil wiilki) Yacquub.

Abdullah Hasan Yaqoub

haweeneydiisiina way taagnayd wayna qososhay waxaana ugu bishaaraynay (Nabi) Isxaaq gadaashiisna Yacquub (Wiilkiisii).

Mahmud Muhammad Abduh