Hud 11:77

Compare 2 Somali translations

وَلَمَّا جَاءَتْ رُسُلُنَا لُوطًا سِيءَ بِهِمْ وَضَاقَ بِهِمْ ذَرْعًا وَقَالَ هَٰذَا يَوْمٌ عَصِيبٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Markay Rusushayadii 'malaa'igta ahayd' u yimaadeen Luud. Wuu ka walbahaaray wuuna la cidhiidhyamay, wuxuuna yidhi: Kani waa Maalin daran.

Abdullah Hasan Yaqoub

markay Malaa'igtaan soo diray u timid Nabi Luudh wuu ka walbahaaray wuuna la cidhiidhyamay wuxuuna yidhi tani waa Maalin daran.

Mahmud Muhammad Abduh