Hud 11:99

Compare 2 Somali translations

وَأُتْبِعُوا فِي هَٰذِهِ لَعْنَةً وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ ۚ بِئْسَ الرِّفْدُ الْمَرْفُودُ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaana lagu raacshay Nacalad (duni) tani gudaheeda iyo Maalinta Qiyaamaha, xumaa waxa loo kordhin (oo Cadho Alle iyo Cadaab ah).

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaana la raacsiiyey Adduunyada Lacnad iyo maalinta Qiyaamaba, wax laysu kordhiyana waxaa u xun (Arrintaa).

Mahmud Muhammad Abduh