58.Yuusuf walaalihiis baa yimid, markaasay u soo galeen, wuuna aqoonsaday iyagoon garanayn.
Yusuf 12:58
Compare 2 Somali translations
وَجَاءَ إِخْوَةُ يُوسُفَ فَدَخَلُوا عَلَيْهِ فَعَرَفَهُمْ وَهُمْ لَهُ مُنْكِرُونَ
DragHold to move · × to hide
waxaana yimid Yuusuf Walaalihiis wayna u soo galeen wuuna aqoonsaday iyagoon garanayn.