Ar-Ra'd 13:21

Compare 2 Somali translations

وَالَّذِينَ يَصِلُونَ مَا أَمَرَ اللَّهُ بِهِ أَنْ يُوصَلَ وَيَخْشَوْنَ رَبَّهُمْ وَيَخَافُونَ سُوءَ الْحِسَابِ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Kuwa xidhiidhiya waxa uu Alle amray in la xidhiidhiyo, oo ka baqa Rabbigood, kana cabsada Xisaab Daran.

Abdullah Hasan Yaqoub

ee ah kuwa xidhiidhiya waxa Eebe faray in la xidhiidhiyo kana cabsada Eebahood kana cabsada xisaab xun.

Mahmud Muhammad Abduh