Ar-Ra'd 13:8

Compare 2 Somali translations

اللَّهُ يَعْلَمُ مَا تَحْمِلُ كُلُّ أُنْثَىٰ وَمَا تَغِيضُ الْأَرْحَامُ وَمَا تَزْدَادُ ۖ وَكُلُّ شَيْءٍ عِنْدَهُ بِمِقْدَارٍ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Alle wuu Og yahay waxay dheddig walbaa uurka ku siddo, iyo waxa ilmo galeennadu nusqaamiyaan iyo waxay kororsadaanba. Wax walbaana Alle Agtiisa qaddar (waqti) go’an yuu leeyahay.

Abdullah Hasan Yaqoub

Eebaa og waxay ku siddo uurka Dhaddig kasta, iyo waxay Ilmo galleennadu Nusqaamin, iyo waxay kordhin (Dhicis iyo Shin) wax kastana Eebe agtiisa Qaddar (Waqti) yuu leeyahay.

Mahmud Muhammad Abduh