Alle Wuxuu waafajiyaa oo ku sugaa kuwa rumeeyey kelmedda sugan nolosha adduunkan iyo aakhirada. Alle wuu lumiyaa daalimiinta. Alle wuxuu falaa wuxuu doono.
Ibrahim 14:27
Compare 2 Somali translations
يُثَبِّتُ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا بِالْقَوْلِ الثَّابِتِ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَفِي الْآخِرَةِ ۖ وَيُضِلُّ اللَّهُ الظَّالِمِينَ ۚ وَيَفْعَلُ اللَّهُ مَا يَشَاءُ
DragHold to move · × to hide
wuxuu ku sugaa Eebe kuwa rumeeyey xaqa Erayga sugan (ashaadada iyo xaqa) Nolosha adduun iyo Aakhiraba wuxuuna falaa Eebe wuxuu doono.