Al-Hijr 15:23

Compare 2 Somali translations

وَإِنَّا لَنَحْنُ نُحْيِي وَنُمِيتُ وَنَحْنُ الْوَارِثُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Xaqiiq, waa Annaga (Allaah) Kuwa wax nooleeya, waxna dhinsiiya, Annagaana ah dhaxlayaasha.

Abdullah Hasan Yaqoub

annagaa wax looleeyna waxna dilla, anagaana wax dhaxalla uun (u hadha).

Mahmud Muhammad Abduh