An-Nahl 16:120

Compare 2 Somali translations

إِنَّ إِبْرَاهِيمَ كَانَ أُمَّةً قَانِتًا لِلَّهِ حَنِيفًا وَلَمْ يَكُ مِنَ الْمُشْرِكِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Hubaal Ibraahiim wuxuu ahaa hoggaamiye lagu daydo, adeeca Alle, ka leexsan (diimaha gurracan oo dhan), mana aheyn mid ka mid ah Mushrikiinta.

Abdullah Hasan Yaqoub

(Nabi) Ibraahim wuxuu ahaa Umad «Khayr Fare» Eebe adeece Xaqa u iishe mana ka mid ahayn Mushrikiinta.

Mahmud Muhammad Abduh