An-Nahl 16:37

Compare 2 Somali translations

إِنْ تَحْرِصْ عَلَىٰ هُدَاهُمْ فَإِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي مَنْ يُضِلُّ ۖ وَمَا لَهُمْ مِنْ نَاصِرِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Haddaad ku dadaashid hanuunkooda, Alle ma hanuuniyo cid uu lumiyo, mana helaan wax u soo gargaara (Aakhirada).

Abdullah Hasan Yaqoub

Hadaad ku Dadaashid hanuunkooda Eebe ma hanuuniyo ciduu Dhumiyay mana helaan Gargaare,

Mahmud Muhammad Abduh