An-Nahl 16:57

Compare 2 Somali translations

وَيَجْعَلُونَ لِلَّهِ الْبَنَاتِ سُبْحَانَهُ ۙ وَلَهُمْ مَا يَشْتَهُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxay u yeelaan Alle gabdho. Xurmo oo dhan Isagaa leh oo ka hufan (ceeb iyo nuqsaan), iyaguna waxay isa siiyeen waxay rabaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxayna u yeelaan Eebe Gabdho waa ka Nasahanyahay, iyaguna waxay yeelan waxay rabaan.

Mahmud Muhammad Abduh