Al-Isra' 17:32

Compare 2 Somali translations

وَلَا تَقْرَبُوا الزِّنَا ۖ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَسَاءَ سَبِيلًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ha u dhowaannina Zinada, waayo waa weji-xumo (if iyo aakhiraba) iyo dariiq aad u xun.

Abdullah Hasan Yaqoub

Ha u dhawaanina sino Illeen waa xumaane Waddana u xune.

Mahmud Muhammad Abduh