Waxaan ugu sheegnay Ilmahii Israa'iil Kitaabka: Waxaad fasahaadin arlada labo jeer oo isku kibrin iskibrin weyn.
Al-Isra' 17:4
Compare 2 Somali translations
وَقَضَيْنَا إِلَىٰ بَنِي إِسْرَائِيلَ فِي الْكِتَابِ لَتُفْسِدُنَّ فِي الْأَرْضِ مَرَّتَيْنِ وَلَتَعْلُنَّ عُلُوًّا كَبِيرًا
DragHold to move · × to hide
Waxaan ku (Ogaysiinnay) ugu Waxyoonay Banii Isra'iil Kitaabka (Tawreed) inaad fasaadinaysaan Dhulka Labo Jeer, isna kibrinaysaan iskibrin Wayn.