Dheh: Bal u yeedha kuwa aad sheegtaan (baridaan Alle) Sokadi, ma laha awood ay idiinka feydaan waxyeello ama idiinka wareejiyaan (cid kale).
Al-Isra' 17:56
Compare 2 Somali translations
قُلِ ادْعُوا الَّذِينَ زَعَمْتُمْ مِنْ دُونِهِ فَلَا يَمْلِكُونَ كَشْفَ الضُّرِّ عَنْكُمْ وَلَا تَحْوِيلًا
DragHold to move · × to hide
waxaad dhahdaa u yeedha kuwaad sheeegateen oo Eebe ka soo hadhay ma hantaan inay idinka faydaan dhib ama idinka wareejiyaan.