Al-Isra' 17:64

Compare 2 Somali translations

وَاسْتَفْزِزْ مَنِ اسْتَطَعْتَ مِنْهُمْ بِصَوْتِكَ وَأَجْلِبْ عَلَيْهِمْ بِخَيْلِكَ وَرَجِلِكَ وَشَارِكْهُمْ فِي الْأَمْوَالِ وَالْأَوْلَادِ وَعِدْهُمْ ۚ وَمَا يَعِدُهُمُ الشَّيْطَانُ إِلَّا غُرُورًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ku duufso waxooda aad karto oo ka mid ah codkaaga, oo u soo kulmi ciidammadaada iyagoo gaadiid wata iyo iyagoo lug ku socdaba, oo la wadaag maalka iyo awlaadda, una yabooh (ballamo been ah), umase yabooho shaydaanku waxaan dhagar aheyn.

Abdullah Hasan Yaqoub

ku duufso ciddaad karto oo ka mida codkaaga kuna soo Jiido fardahaaga iyo lugtaada lana wadaag xoolaha iyo Carruurta una yabooh, mana yabooho shaydaan waxaan dhagar ahayn (iyo Baadi).

Mahmud Muhammad Abduh