Oog salaadda markay qorraxdu waareegto ilaa mugdiga habeenka oo (dheeree) akhrinta (salaadda) subaxa hore; hubaal akhrinta (salaadda) subaxa hore waa mid la soo xaadiro.
Al-Isra' 17:78
Compare 2 Somali translations
أَقِمِ الصَّلَاةَ لِدُلُوكِ الشَّمْسِ إِلَىٰ غَسَقِ اللَّيْلِ وَقُرْآنَ الْفَجْرِ ۖ إِنَّ قُرْآنَ الْفَجْرِ كَانَ مَشْهُودًا
DragHold to move · × to hide
Oog salaadda markay Qorraxdu suusho Ilaa madawga Habeenka iyo Quraanka (Salaada) waabariga (subaxa) Quraanka waabariguna waa mid la Joogee (Malaa'igta).