Dheh: Hadday jiri lahaayeen dhulka, malaa’ig ku maraysa nabad oo deggan, Waxaan uga soo dejin laheyn cirka malag Rasuul ah.
Al-Isra' 17:95
Compare 2 Somali translations
قُلْ لَوْ كَانَ فِي الْأَرْضِ مَلَائِكَةٌ يَمْشُونَ مُطْمَئِنِّينَ لَنَزَّلْنَا عَلَيْهِمْ مِنَ السَّمَاءِ مَلَكًا رَسُولًا
DragHold to move · × to hide
waxaad dhadaa hadday Dhulka yihiin Malaa'ig ku xasilloon (Degan) waxaan uga soo Dejin lahayn Samada Malag Rasuula.