Al-Kahf 18:101

Compare 2 Somali translations

الَّذِينَ كَانَتْ أَعْيُنُهُمْ فِي غِطَاءٍ عَنْ ذِكْرِي وَكَانُوا لَا يَسْتَطِيعُونَ سَمْعًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Kuwa ay indhahoodu ka daboollaayeen Waanadayada, ee aan kari jirin inay maqlaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

waana kuway indhahoodu yihiin dabool dhexdiis xagga xuskayga mana aha kuwo kara (maqalka) xaqa.

Mahmud Muhammad Abduh