(Muuse) wuxuu yidhi: Ha ii qabanin waxaan hilmaamo, hana igu kallifin wax adag aan dhibsado arrinkaygan (wax barashada) darteed.
Al-Kahf 18:73
Compare 2 Somali translations
قَالَ لَا تُؤَاخِذْنِي بِمَا نَسِيتُ وَلَا تُرْهِقْنِي مِنْ أَمْرِي عُسْرًا
DragHold to move · × to hide
wuxuu yidhi (muuse) ha iiqabanin waxaan halmaamay hana igu mashaqayn amarkayga si dhib ah.