Al-Kahf 18:9

Compare 2 Somali translations

أَمْ حَسِبْتَ أَنَّ أَصْحَابَ الْكَهْفِ وَالرَّقِيمِ كَانُوا مِنْ آيَاتِنَا عَجَبًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Mise, ma waxaad mooddaa in 'dhacdadii' qolodii hogga iyo looxa 'ay ku qornaayeen magacayadoodu' ay yihiin kuwa calaamooyinkayaga ugu yaabka badan?

Abdullah Hasan Yaqoub

Ma waxaad u malaysay Nabiyow Godkii Asaxaabtiisii (Dadkiisii) iyo Kitaabkii (iyo Looxii) inay ugu yaab badantahay Aayaadkanaga.

Mahmud Muhammad Abduh