Maryam 19:9

Compare 2 Somali translations

قَالَ كَذَٰلِكَ قَالَ رَبُّكَ هُوَ عَلَيَّ هَيِّنٌ وَقَدْ خَلَقْتُكَ مِنْ قَبْلُ وَلَمْ تَكُ شَيْئًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

(Malaggii) baa yidhi: Sidaas (bay ahaan). Rabbigaa wuxuu yidhi: Waa ii fududdahay. Waayo, waxaan ku abuuray kolkii horeba adigoon waxba ahayn.

Abdullah Hasan Yaqoub

wuxuu yidhi waa saas, wuxuuna Eebaha yidhi isagu waa ii Fududahay waana ku abuuray horay adoon ahayn waxba.

Mahmud Muhammad Abduh