Al-Baqarah 2:169

Compare 2 Somali translations

إِنَّمَا يَأْمُرُكُمْ بِالسُّوءِ وَالْفَحْشَاءِ وَأَنْ تَقُولُوا عَلَى اللَّهِ مَا لَا تَعْلَمُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Wuxuu (Shaydaan) uun idinku amraa macsi iyo xumaan, iyo inaad ka sheegtaan Alle wax aydaan u lahayn aqoon.

Abdullah Hasan Yaqoub

wuxuuna idin fari uun xumaan iyo Macsiyo iyo inaad ku sheegtaan Eebe waxaydaan ogayn.

Mahmud Muhammad Abduh