Al-Baqarah 2:3

Compare 2 Somali translations

الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنْفِقُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ee ah kuwa rumeysan Ghaybka, ooga salaadda, waxaan siinnayna wax ka bixiya.

Abdullah Hasan Yaqoub

ee ah kuwa rumeeya waxan la arkayn (ee xaq ah) oogana Salaadda, waxaan ku arzaaqnayna wax ka bixiya.

Mahmud Muhammad Abduh