Al-Baqarah 2:82

Compare 2 Somali translations

وَالَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ أُولَٰئِكَ أَصْحَابُ الْجَنَّةِ ۖ هُمْ فِيهَا خَالِدُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Kuwase (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, kuwaasu waa ehlu Jannada, way ku dhex waari weligood.

Abdullah Hasan Yaqoub

kuwa rumeeyey (xaqse) oo camal wanaagsan sameeya kuwaasi waa asaxaabta Jannada wayna kuwaari dhexdeeda.

Mahmud Muhammad Abduh