Al-Baqarah 2:98

Compare 2 Somali translations

مَنْ كَانَ عَدُوًّا لِلَّهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَرُسُلِهِ وَجِبْرِيلَ وَمِيكَالَ فَإِنَّ اللَّهَ عَدُوٌّ لِلْكَافِرِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Qofkii cadow u ah Allaah, Malaa’igtiisa Rusushiisa, Jabriil iyo Miikaal, hubaal Alle waa u cadow gaalada.

Abdullah Hasan Yaqoub

ruxii col Eebe ah, Malaa'igtiisa, Rasuuladiisa, Jibriil iyo Miikaa'iil Eebana Colbuu u yahay Gaalada.

Mahmud Muhammad Abduh