Ta-Ha 20:135

Compare 2 Somali translations

قُلْ كُلٌّ مُتَرَبِّصٌ فَتَرَبَّصُوا ۖ فَسَتَعْلَمُونَ مَنْ أَصْحَابُ الصِّرَاطِ السَّوِيِّ وَمَنِ اهْتَدَىٰ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Dheh: Mid walba oo naga mid ah wax buu sugayaaye, ee suga. Waadna ogaan doontaan waa kuwama kuwa ku taagan Jidka Toosan iyo kuwa hanuunsan.

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaad dhahdaa (Nabiyow) dhammaan way sugi ee suga, waxaad ogaan doontaan cidda jidka toosan iyo cidda hanuunsane.

Mahmud Muhammad Abduh