Ta-Ha 20:70

Compare 2 Somali translations

فَأُلْقِيَ السَّحَرَةُ سُجَّدًا قَالُوا آمَنَّا بِرَبِّ هَارُونَ وَمُوسَىٰ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Saaxirintii waxay ula dhaceen dhulka sujuud.Waxay yidhaadeen: Waxaan rumeynay Rabbiga Haaruun iyo Muuse.”

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaa la riday Saaxiriintii iyagoo Sujuudi, waxayna dheheen waxaan rumeynay Eebaha Haaruun iyo Muuse.

Mahmud Muhammad Abduh