Ta-Ha 20:96

Compare 2 Somali translations

قَالَ بَصُرْتُ بِمَا لَمْ يَبْصُرُوا بِهِ فَقَبَضْتُ قَبْضَةً مِنْ أَثَرِ الرَّسُولِ فَنَبَذْتُهَا وَكَذَٰلِكَ سَوَّلَتْ لِي نَفْسِي

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Wuxuu yidhi: “Waxaan arkay wax aysan arag. Waxaana ka soo qaaatay sacab muggi (oo carro ah) raadkii Rasuulka (Faraskii Jabriil) oo aan ku tuuray. Sidaasayna ii qurxisay nafteydu.

Abdullah Hasan Yaqoub

wuxuuna yidhi waxaan arkay waxayna arkin, waxaana qaatay wax ka mid ah raad rasuul (malaga) waana tuuray saasayna ii qurxisay naftaydu.

Mahmud Muhammad Abduh