Al-Anbiya 21:17

Compare 2 Somali translations

لَوْ أَرَدْنَا أَنْ نَتَّخِذَ لَهْوًا لَاتَّخَذْنَاهُ مِنْ لَدُنَّا إِنْ كُنَّا فَاعِلِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Haddaan rabno inaan yeelanno wax aan isku maaweelinno, waxaan ka yeelan lahayn waxa Agtannada ah, haddaan sidaas falayno.

Abdullah Hasan Yaqoub

Haddaan Doono Madadaallo inaan yeelano waxaan ka yeelan lahayn Agtanada haddaan Falayno.

Mahmud Muhammad Abduh