Al-Anbiya 21:48

Compare 2 Somali translations

وَلَقَدْ آتَيْنَا مُوسَىٰ وَهَارُونَ الْفُرْقَانَ وَضِيَاءً وَذِكْرًا لِلْمُتَّقِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse iyo Haaruun Furqaanka, iyo iftiin iyo waano ay leeyihiin kuwa iska jira (xumaha ee dhowra Amarrada Alle).

Abdullah Hasan Yaqoub

Dhab ahaan yaan u Siinay (Nabi) Muuse iyo (Nabi) Haaruun kala Bixiye (Tawreed) iyo Nuur iyo Waanada kuwo Dhawrsada.

Mahmud Muhammad Abduh