Al-Mu'minun 23:100

Compare 2 Somali translations

لَعَلِّي أَعْمَلُ صَالِحًا فِيمَا تَرَكْتُ ۚ كَلَّا ۚ إِنَّهَا كَلِمَةٌ هُوَ قَائِلُهَا ۖ وَمِنْ وَرَائِهِمْ بَرْزَخٌ إِلَىٰ يَوْمِ يُبْعَثُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Si aan ugu falo wanaag waxaan ka soo tegay. “May, ma jirto! Waa uun kelmad uu isaga hadlo, waxaana horti ah Barzakh 'xayir aan furmeyn ilaa Maalinta la soo bixin doono (Qiyaamada).

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxaan u Dhawahay inaan Falo Wanaage waxaan ka Tagay, saas ma aha ee waa Hadal uu iska Yidhi Gadaashoodana waxaa ah Barzakh, tan iyo Maalinta la Soo Bixin.

Mahmud Muhammad Abduh