An-Nur 24:10

Compare 2 Somali translations

وَلَوْلَا فَضْلُ اللَّهِ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَتُهُ وَأَنَّ اللَّهَ تَوَّابٌ حَكِيمٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Hadduuna jirin Fadliga Alle korkiinna iyo Naxariistiisa, iyo inuu Alle yahay mid Tawbad Aqbal Badan, Xakiim ah.

Abdullah Hasan Yaqoub

Hadduuna Jirin FAdliga Eebe iyo Naxariistiisa Korkiinna oosan ahayn Toobad Aqbal Badane Falsan «Waxaa Beenaalaha ku Dhici lahaa Cadaab Daran».

Mahmud Muhammad Abduh