An-Nur 24:30

Compare 2 Somali translations

قُلْ لِلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ وَيَحْفَظُوا فُرُوجَهُمْ ۚ ذَٰلِكَ أَزْكَىٰ لَهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ خَبِيرٌ بِمَا يَصْنَعُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaad ku dhahdaa mu’miniinta ha ka laabeen aragyadooda 'xaaraanta', hana ilaashadeen xubnahooda gaarka ah, sidaasaa u daahirsan. Hubaal, Alle waa u Xog Ogaal waxay sameyn.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxaad ku Dhahdaa Mu'miniinta Ha Laabeen Indhahooda (Daymada Reeba) hana ka Dhawreen Furuujtooda (Zinada) saasaa u Wanaagsan, Eebana wuu Ogyahay waxay Sameyn.

Mahmud Muhammad Abduh