Wuxuu iga habaabiyey waanada, intuu ii yimid kaddib. Shaydaanna wuxuu abad uga tagaa qofka meel xun oo hungo ah.
Al-Furqan 25:29
Compare 2 Somali translations
لَقَدْ أَضَلَّنِي عَنِ الذِّكْرِ بَعْدَ إِذْ جَاءَنِي ۗ وَكَانَ الشَّيْطَانُ لِلْإِنْسَانِ خَذُولًا
DragHold to move · × to hide
Wuxuu iga Leexiyey Quraanka intuu ii yimid ka Dib, Shaydaanna Dadka Wuxuu u Yahay Dayace (Mee Xun kaga tage).