(Alle) waa Kan idiin ka yeelay habeenka hu', hurdadana nasasho, kana dhigay maalinta foof.
Al-Furqan 25:47
Compare 2 Somali translations
وَهُوَ الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ اللَّيْلَ لِبَاسًا وَالنَّوْمَ سُبَاتًا وَجَعَلَ النَّهَارَ نُشُورًا
DragHold to move · × to hide
Eebe waa kan Idinka Yeelay Habeenka Astur, Hurdadana Raaxo, kana yeelay Maalinta soo Kulan (Dhaqdhaqaaq).