Waana u kala duwnay (badinnay) qaybinta (roobka, biyaha) bal inay waansamaan, wayse diideen dadku badankiisu waxaan aheyn gaalnimo.
Al-Furqan 25:50
Compare 2 Somali translations
وَلَقَدْ صَرَّفْنَاهُ بَيْنَهُمْ لِيَذَّكَّرُوا فَأَبَىٰ أَكْثَرُ النَّاسِ إِلَّا كُفُورًا
DragHold to move · × to hide
Waana ku kala Duwnay «Badinay» Dhexdooda, inay Xusuustaan, Wuuna Diiday Dadka Badidiis waxaan Gaalnimo Badan ahayn.