Al-Furqan 25:77

Compare 2 Somali translations

قُلْ مَا يَعْبَأُ بِكُمْ رَبِّي لَوْلَا دُعَاؤُكُمْ ۖ فَقَدْ كَذَّبْتُمْ فَسَوْفَ يَكُونُ لِزَامًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Dheh: “Rabbigay dan idiinma galeen haddaydaan barideen. Haatanse waad beeniseen (Xaqa). Wuxuuna ahaan mid idin laasuma 'cadaabka'.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxaadna Dhahdaa Idiinma Aabo Yeeleen Eebahay Haddaydaan Baryeyn (Illeen) waad beeniseen (Xaqee) wuxuuna ahaan mid idin Laasima Beeninta «Ciqaabta».

Mahmud Muhammad Abduh