Eeg siday kuugu yeeleen tusaalooyin, oo ay u lumeen, una karin (qaadidda) Jid (Toosan).
Al-Furqan 25:9
Compare 2 Somali translations
انْظُرْ كَيْفَ ضَرَبُوا لَكَ الْأَمْثَالَ فَضَلُّوا فَلَا يَسْتَطِيعُونَ سَبِيلًا
DragHold to move · × to hide
Bal day siday kuugu Yeeleen Tusaale oy u Dhumeen una Karin (Qaadidda) Jidka (Xaqa).