Ash-Shu'ara' 26:36

Compare 2 Somali translations

قَالُوا أَرْجِهْ وَأَخَاهُ وَابْعَثْ فِي الْمَدَائِنِ حَاشِرِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxay yidhaahdeen: Dib u dhig isaga iyo walaalki (xaalkooda in yar) oo u dir magaalooyinka kuwo soo kulmiya.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxay Dheheen Dib u Dhig Isaga iyo Walaalkiis (Xaalkooda) una Dir Magaalooyinka kuwo soo Kulmiya.

Mahmud Muhammad Abduh