An-Naml 27:1

Compare 2 Somali translations

طس ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْقُرْآنِ وَكِتَابٍ مُبِينٍ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Daa Siin. Kuwaanu waa Aayadaha Qur'aanka oo Kitaab cad ah.

Abdullah Hasan Yaqoub

(Xarafka hore Isagoo kale waan soo Maray) Inuu ku Tusin Mucjisada Quraanka, Taasi Waa Aayaadka Quraanka iyo Kitaabka Cad.

Mahmud Muhammad Abduh