23.Waxaan helay haweeney xukumeysa, oo la siiyey wax walba 'oo mulki adduun ah', waxayna leedahay Carshi Weyn.
An-Naml 27:23
Compare 2 Somali translations
إِنِّي وَجَدْتُ امْرَأَةً تَمْلِكُهُمْ وَأُوتِيَتْ مِنْ كُلِّ شَيْءٍ وَلَهَا عَرْشٌ عَظِيمٌ
DragHold to move · × to hide
Waxaan Helay Haweeney Xukumaysa Iana Siiyey wax kasta (oo Xukun ah) waxayna Leedahay Carshi Wayn.