Al-Qasas 28:41

Compare 2 Somali translations

وَجَعَلْنَاهُمْ أَئِمَّةً يَدْعُونَ إِلَى النَّارِ ۖ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ لَا يُنْصَرُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaanu ka yeelnay madax wax ugu yeedha Naarta, Maalinta Qiyaamana looma gargaaro.

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaana ka Yeellay Madax ugu Yeedha Naarta, Maalinta Qiyaamana looma Gargaaro.

Mahmud Muhammad Abduh