Ma aha isku wada mid; waxaa ka mid ah ehlul Kitaabka koox toosan; waxay akhriyaan Aayadaha Alle waqtiyada habeenka oo sujuudaan.
Aal 'Imran 3:113
Compare 2 Somali translations
لَيْسُوا سَوَاءً ۗ مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ أُمَّةٌ قَائِمَةٌ يَتْلُونَ آيَاتِ اللَّهِ آنَاءَ اللَّيْلِ وَهُمْ يَسْجُدُونَ
DragHold to move · × to hide
Isku mid ma aha, Ehelu Kitaabka waxaa ma mid ah Ummad u Taagan (Xaqa) oo Akhrida Aayaadka Eebe Saacadaha Habeenka iyagoo Sujuudsan, (waa Cadbullaahi Binu Salaamo iyo Saaziibadiis).