Aal 'Imran 3:128

Compare 2 Somali translations

لَيْسَ لَكَ مِنَ الْأَمْرِ شَيْءٌ أَوْ يَتُوبَ عَلَيْهِمْ أَوْ يُعَذِّبَهُمْ فَإِنَّهُمْ ظَالِمُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

128.Waxba amarka kuma lihid 'Nabiyow', ama wuu ka tawbad aqbali ama wuu ciqaabi, hubaal iyagu waa daalimiin.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxba Amarka kuma lihid Nabiyow ama wuu ka Toobad aqbali Eebe ama wuu Cadaabi Gaalada, illeen waa Daalimiine.

Mahmud Muhammad Abduh