Aal 'Imran 3:67

Compare 2 Somali translations

مَا كَانَ إِبْرَاهِيمُ يَهُودِيًّا وَلَا نَصْرَانِيًّا وَلَٰكِنْ كَانَ حَنِيفًا مُسْلِمًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ma uusan ahayn Ibraahiim Yuhuudi ama Nasraani midkoodna, wuxuuse ahaa toosane, Muslim ah, kamana uu mid aheyn mushrikiinta.

Abdullah Hasan Yaqoub

Ma aha (Nabi) Ibraahim Yuhuud iyo Nasaara (midna) waase toosane Muslim ah kana mid aha Mushrikiinta (Gaalada).

Mahmud Muhammad Abduh